Waxaa si nabad ah nuugu soo gabagaboobay maanta oo ahAugust, 08,2024 seminar ay si wadajir ah u qabanayeen xarunta faash academy iyo Jaamacada Horseed internaiton university
Cinwaanka: Warbixin: Seminar wada jir ah oo ciwaankiisu ahaa “Developing Branding Identity for Websites” oo ay qabteen Jaamacadda Horseed International iyo Faash Academy Jaamacadda Horseed International iyo Faash Academy waxay si wadajir ah u qabteen seminar muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa “Developing Branding Identity for Websites.” Seminar-kan waxaa loogu talagalay in lagu baro kaqeybgalayaasha sida…